Bangiyada Dalka oo iska diiday in Lacago Laaluush ah la dhax mariyo iyo Caqabad soo korortay !!

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya inta badan bangiyada dalka gaar ahaan kuwa kuyaalla magaalada Muqdisho iska diideen in lacago laaluush ah Xildhibaanada loogu shubo akoonada ay leeyihiin iyo kuwa kale oo gaar ah. Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa horey isaga diiday in musharaxiinta ka qaataan lacago dollar oo kaash … Continue reading Bangiyada Dalka oo iska diiday in Lacago Laaluush ah la dhax mariyo iyo Caqabad soo korortay !!